Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa la kulmay Mohammed Ahmed Othman (Sawirro)

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la qaatay safiirka dowlada imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi.   Safiirka ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya guusha uu ka gaaray doorashada, waxa uu sidoo kale soo gaarsiiyay dhambaal hambalyo ah uu ka waday Madaxweynaha cusub ee … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa la kulmay Mohammed Ahmed Othman (Sawirro)